antepartum haemorrhage
antepartum haemorrhage ; bleeding from or in to the genital trac . occuring from 24weeks of pregnancy and prior to the birth of baby
dhiig baxa dhaca uurka horti
waa dhiig ka yimaada cawrada 24 week dabadee waqtiga uurka iyo kahor uurkaa foosha waa xaalad ku ah hooyada
hadaba xaaladan waa xalad khatar ku ah hooyo kastoo uurleh hadii hooyadaasi la la tacaali waayo waxay soo wajahaysaa xalaad dhimasho iyada iyo ilmiheeda
hooyada waxa kula gudboon markaad aragtid dhiiga waa in aadaa xarunta caafimaad ee kuugu dhaw si adi iyo ilamahaaga loo badbaaadiyo
maxaa sababa xaaladan dhiiga imaada waqtiga uurka
waxaa keena laba xaaladood oo qudha guud ahaan
1; dhaawac keena agagaarka cawrada ama hooyada oo shil gashay
2; qaybsanka madheerta oo sabatu xaalada khatareed ee placental preavia ama placental abruption
Qaybaha dhiiga yimaada dhalmada horteed
1; placental praevia / meel khaldan inay kusamaysan madheertu
2; placental abruption / waa marka ay madheertu kala qaybsanto iyadoo ay halkaas uu gidaarada makaanka ay ku samaysantahy madheertu kal go iyo qaybsan kudhacayo kahor dhalasha ilamaha
dhiigbaxa aan lakala saari karin kuu yahy
- show ; waa dhiig yar oo yimaada bilawga foosha sababta waa furitaanka makaanka
- cervicitis ; waa infagshan ama caabuqa makaaanka qaybtiisa hoosa ah
- trauma ; dhaawac ku imaaada hooyoda sida shil dhicad aanay filaneyn
- genital tumours ; cawrada oo qofka buro kuyeesho
- genital infection ; cawrada aga gaarkeeda oo caabuq ama infagshan kudhaco
- vasa praevia ; waa xaalad yar oo aad u khatara waxayna dhacdaa waqtiga uurka taas oo ku hogaamisa dhiig bax badan
saamaynta xaalada ilmaha
Dhimashada uur jiifka iyo xaalada darnaashiyo caafimaad wxa xaaladahaas oo dhan saba
baya ama gor uqaadaya dhiig baxa xad dhaafka ah ee waqtiga uurka
- neonatal death ; waa dhimashada ku timaada ilmaha maalintuu dhashay ilaa laga gaadho 28 cisho ayaa luugu yeedha neanatal death waxana laga dhaxlaa dhibaatada dhiig baxa foosha horteed yimaada
- still birth ; waa xaalad uur jiifku uu kubakhtio caloosha hooyada waxay xaaladan dhacdaaa dabadii 20and 24 and 28weeks hooyado waqtiyadan waxay dareenta inay murugo waayitaanka ilmeeed waxay keenta kala go aa madheertu in uu uur jiifku sidkisa uu ka yaryahy waxa la so darsaysa ilmaha yar wakhtiyada qaar oxygen tiisa oo yarata nitijada ka dhalanaysa oxygen yaranta jirta darteed waxa aad u dhawac maya neerfaha iyo maankiisa .
Indho in dhaaynta loo sameeynayo hooyada xaladeeda
- hooyada ka qaad waraysi sido kle waydii in carrurtedi hore inay ku dhici jirtay xaaladan dhiig baxeed
- in dho in dhee seeska cafimaad. eeg hooyada heer kulkeda jidhka sido kle waxa eegta garaaca wadnaheda waxanad eegta oxygenteda iyo cadaadiska dhiiga ee u ku marayo jidhka waxa lagu dhaha afka qaladeed xaladan (blood pressure")
- Eeg dhiiga lumay .sido kle waydii hooyada ila xiliga uu socday dhiigu sido kle waydii dhiigu in uu xin jiro la haa .
- ku fuli hoohada in aad caloosheda aad egtid ado ka eegaya calamadaha foosha ; sida nabarka iyo sidka ay tahy sido kle u samee cawrada iyo malawadka badhitaan adoo si gaara uga eegaya bawasiir
- wakhtiyada qaar waxa dhaca dhiig bax kuna dhaca hooyada loona malenayo dhiig baxa inu ka yimi cawrada waxayba noqon karta xaladan dhiig baxeed bawaasiir ama kaadida dhiigu la socdo ,hadaba umulusooyinku waa in ay si gaara ukla soocan nuucyada xanuunka ee keni karaya dhiig baxa .waa inay aad iyo aad uga taxadiran badhitaanka iyo su aaalaha ay waydinayan
Eegida xaalada ialmaha yar
- waydii hooyada dhaq-dhaqaaqa usamaynayo uur jiifku in uu noolyahy
- DHagayso dhaq -dhaqaaqa ilmaha yar sido kle computre saar si aad uga hesho maclumaad dheeriya
- hadi hooyadu guriga joogto sido kle dhiig bax badana uu jiro hasiin hooyada doorasho. umulisadu waa in ay u gudbisa dhakhtarka sida ugu dhakhsaha badan ee xaladeeda ku xidhan ku taager hooyada daawoyin hadii dhiig baxedu yahy mid daran .waxa dhici karaysa in uu miirku hooyadu tago si hadaba talooyin ,iyo niyad dhisin qoyska hooyada .
- Sido kale dareere badan ka siii xididka kar-jabinta ku haboon sii kuna shub dhiig hadii ay ubaahantahy u gudbi dhakhtarka sida ugu haboon.
- maaraynta dhiig baxa uurka hortii waxay ku xidhanthy sida loo qeexo badhitanka
0 Comments